Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Shirka Washington

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka waxa toddobaadkan marki ku ah Xeer Ilaaliyaha Dawladda Maraykanka, xafiiska Minnesota, Andrew Lugar, waxana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira barnaamij cusub oo magaalada Minneapolis laga hirgalinayo.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga