3 Muslimiinta Maraykanka ah oo la Dilay

Nin, xaaskiisii, iyo dumaashidii ayaa lagu dilay magaalada Chapel Hill ee gobolka North Carolina ee dalka Maraykanka, ka dib markii 46 jir uu dhamaantood xabbad la dhacay.

Saddexda dhibane ayaa dhamaantood ka soo jeeday dalka Suuriya, jaamacadana ka dhiganayey dalka Maraykanka.

Wareysi aanu la yeelanay dhalinyaro Soomaali ah oo taqaanay hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Chapel Hill