Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #247

Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsanyahay gabyaagii hore iyo maansooyinkii ku saabsanaa is barbardhigga shakhsiyadda hormuudka bulshada gaar ahaan sifooyinka kala durugsan ee gabayaagu ay isku tilmaamaan.

Barnaamijka waxa inoo haya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #247