Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Wax-akhriska

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Sahra M. Cali (Sahra-ladan) oo ah madaxa naadiga wax-akhriska ee Hal-Karaan oo ka dhisan magaalada Burco ee Somaliland.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdiraxmaan Xuseen Furre.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga