Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Gacan ka hadalka Qoyska

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Khadra Maxamed Shire, madaxa Xarunta Daryeelka Haweenka iyo Caruurta Soomaalida ee gobolka OHIO, kana hadlaysa dhibaatada uu gacan ka hadalku u keeno qoysaska Soomaalida.

Barnaamijka waxa inoo soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga