Safarka Obama ee Sacuudiga

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Barack Obama ayaa tagay Sacuudiga si uu la kulmo boqorka cusub Salman ugana tacsiyeeyo dhimashadii boqor Cabdallah. Kulan ay yeesheenlabada dhinac ayay ka wada hadleen xaaladda bariga dhexe, gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah Daacish.