Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Rabshadaha

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdiraxmaan Mukhtaar, madaxa ururka dhalinyarada ee Somali Youth Link, isla markaana muddo dheer la shaqeeyey dhallinyarada.

Barnaamijka waxa inoo diyaariyey Maxamed Cabdi Sandhere

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga