Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #245

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan in gabyaagu ahaa mid ka mid ah saddexda hogaamiye ee bulshooyinkii hore, iyada oo barnaamijkan si gaar ah loogu eegayo gabay uuu tiriyey Cusmaan Keenadiid.

Barnaamijka waxa inoo haya Axmed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

dhageyso Barn. Dhaqanka iyo Hiddaha