Minnesota: Jaaliyadda Djibouti oo Urur Sameystay

Safiirka Djibouti ee Maraykanka

Safiirka Djibouti ee Maraykanka

Jaaliyadda Djibouti ee gobolka Minnesota ayaa magaalada Minneapolis ka furtay xafiis caawin doona jaaliyadda.

Xaflad xafiiskan lagu furayay ayaa xalay dhacday, waxaana waxaa ka qeybgalay safiirka Djibouti ee Maraykanka, qunsulka, marti iyo waliba jaaliyadda Djibouti ee gobolka degan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Djibouti