Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Guurka

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Guurka, gaar ahaan ka Khudbo-sireedka, waxana marti ku ah Kamaaludiin Cabdikariim (Cowke) oo ah madaxa Akaadeemiyada Aflax ee tababarka dhismaha qoyska iyo xallinta khilaafaadka.

Barnaamijka waxa magaalada Boosaaso inoogu soo diyaarisay Faaduma Yaasiin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dheayso: Barnaamijka Waa Go'aankaaga (January, 13 2017)5