Barnaamijka Wacyigelinta Dabeysha (January, 05 2015)

Barnaamijka todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Fursadaha shaqo ee laga helo wacyigelinta bulshada ee cudurada, gaar ahaan kuwa naafeeya ama dhibaatada raagta u geysta caruurta sida dabeysha.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijka Wacyigalinta Dabeysha