Faaqidaadda: RW Sharmarke iyo Xilka Cusub

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay magacaabista RW Sharmarke, waxa uu qaban karo, iyo sida looga fogaan karo ismaandhaaf ka dhex dhasha isaga iyo madaxweynaha.

Waxaana marti ku ah Nuur Xasa Xuseen (Cadde), Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) oo labaduba Ra'iisal Wasaareyaal ka soo noqday xukuumadihii kmg ee Somalia, iyo waliba Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qatar.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Faaqidaadda Toddobaadka