Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Ciyaar-dhaqameedka.

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cusmaan Bullo oo ku xeel dheer ciyaaraha dhaqanka ee Soomaalida, waxana su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka waxa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Waa Go'aankaaga