Barnaamijka Wacyigelinta Dabeysha (December, 15 2014)

Barnaamijka todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay Suugaanta iyo kaalinta ay ka qaadato wacyigelinta bulshada ee cudurada, gaar ahaan kuwa naafeeya ama dhibaatada raagta u geysta caruurta sida dabeysha.

Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Barnaamijka wacyigalinta Dabeysha