Barnaamijka Martida Makrafoonka: Eng Yariisow

Barnaamijkeenna Martida Makrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti innoogu ah Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) Afhayeenkii hore ee Madaxtooyada Somalia oo haatan ku sugan dalka Imaaraatka Carabta.

Eng. Yariisow ayaana ka waraysannay xaaladda siyaasadeed ee Somalia iyada oo xilligan la sugayo in la soo magcaabo Ra'iisal Wasaare Cusub.

C.casiis Xuseen Cismaan ayaa khadka Telefoonka ku Waraysta Eng Yariisow.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makrafoonka