Wicitaanka: Prof C.waxid Sh Cismaan Qalinle

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cabdiwaaxid Sh Cismaan Qalinle oo ka hadlaya Doodaha dhinaca Sharci ee la xidhiidha dilalkii loo geystay laba qof oo madaw ah oo mudaharaado ka dhasheen. waxaana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA

Barnaamijka oo ay soo diyaarisay Falastiin Axmed Iman, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhegaystaha