Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Kalluumeysiga

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go’aankaaga ee toddobaadan waxaa marti ku ah Cabdullahi Jaamac (Madoobe Jaamac) oo ka mid ah dadka aqoonta u leh kalluumeysiga iyo xeebaha Jubadda Hoose iyo Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Buuldhe) oo ka mid ah kalluumeystada gobolkaas.

Waxa barnaamijka inoo soo diyaarisay, inalana socodsiinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga