Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Somalia, Cabdiqani Siciid Carab oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo ay inoo soo diyaarisay Falastiin Axmed Iman, qeybta hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga