Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Barashada Farsamada Gacanta

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Axmed Muumin Warfaa oo horay bare uga soo ahaa Kulliyadda Beeraha ee Somalia, haatana macallin ka ah Maraykanka, waxa uuna ka hadlayaa dhallinyarada iyo Farsamada Gacanta.

Qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA ayaa su'aalo weydiinaya Prof. Warfaa

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga