Madaxii Ilaalada Maraykanka oo Is-casishay

Madaxii Hay’adda Sirdoonka Maraykanka Julia Pearson ayaa xilkii ay haysay iska casishay ka dib labo dhacdo oo isxigay oo hal bil gudaheed khatar galiyey amniga madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Labada dhacdo ayaa ka kala dhacay magaalooyinka Washington, DC iyo Atlanta ee gobolka Georgia.

Haddaba sidee arrimahani ku dhaceen. Maxamed Cabdi Sandhere ayaa su’aashaas iyo kuwo kaleba weydiiyey Maxamed Cabdi Ismaaciil oo ka tirsan qeybta ammaanka ee Waaxda Booliiska magaalada Atlanta, gobolka Georgia ee dalka Maraykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Is-casilaadda Pierson