Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Ilaalinta Deegaanka

Waa Go'aankaaga

Barnaamijka Waa Go'aankaaga waxa toddobaadkan marti ku ah abdulqaadir Cali Cabdi (Xuurka) oo ah seynis yahan cilmiga deegaanka ku takhasusay, kana hawlagala Waaxda Caafimaadka ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka.

Waxa barnaamijka inoo diyaariyey, inoona soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandhere.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga