Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Naafonimada

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Dhallinyarada iyo Naafonimada, waxana xubinta wicitaanka ee barnaamijka marti ku ah Sheekh Cabdirisaaq Ahmed Cali (Nuux) oo ka tirsan Hay'adda RajoQab ee dadka naafada ah.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga