Barnaamijka Dhaqanka ee Todobaadkan waxaa uu ku saabsanyahay maansada loo tiriyo digasahada.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona gudbiya Axmed Faarax Cali "Idaajaa".
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhegayso: Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #229