Waa Go'aanikaaga: Dhallinyarada iyo Kobcinta Awoodda

Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa dhallinyarada iyo kobcinta awoodda qofka, gaar ahaan ta dumarka, waxaana marti noogu ah Guddoomiyaha Dalladda Ururada Haweenka ee magaalada Muqdisho, Maryan Axmed Weheliye.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga