Waa Go'aankaaga: Dhallinyarada iyo Nabadda

Barnaamijka "Waa Go'aankaaga" ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa Dhallinyarada iyo kaalinta ay nabadda ka geystaan, waxana marti ku ah Prof. Aadan Xaaji Cali, Hormoodka Kulliyadda Khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa Go'aankaaga