Wicitaanka: Colonel Cabdiraxmaan M. Tuuryare

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee Somalia, Col. Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Col. Cabdiraxmaan Tuuryare