Faaqidaadda: Hub ka dhigista Muqdisho

Howgalka hubka dhigista

Barnaamijkeena Faaqidaada waxaynu toddobaadkan ku lafa-guraynaa hub ka dhigista dawladda Somaliya ay ka waddo magaalada Muqdisho iyo qaar ka mida aragtiyaha ka dhashay sida hawl-galkaasi u socdo.

Waxana ka qayb gelaya Afhayeenka Ciidamada Booliska Somalia Qaasim Axmed Rooble, Xildhibaan Xuseen Carab Ciise, Cabdi Nuurre Siyaad oo ka mid ahaa hoggaamiyayaashii hore ee kooxaha Muqdisho iyo Xasan Sh Cali Nuur oo ka mid ah aqoonyahanada Muqdisho ku sugan.

Barnaamijka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegayso: Faaqidaadda iyo Hub dhigista Muqdisho