Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #225

Dhaqanka iyo Hiddaha.

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay noocyada gabayaagii hore oo u ku la qeybsama kuwa mar-mar uun gabya iyo kuwa dhacdadii ay arkaanba waxa ka yiraahda oo ka gabya.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha: 225