Waraysi: Ergayga Qaramada Midoobay Nick Kay

Your browser doesn’t support HTML5

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay in booqashadii shalay ee 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanku ay ku tageen Soomaaliya ay ahayd mid clamaad wanaagsan u ah Soomaaliya. Waraysi uu siiyey VOA ayuu kaga hadlay booqashadii shalay ee xubnaha Golaha Ammaanka ee QM, xaaladda Abaaraha Soomaaliya, doorka al-Shabab ee Abaaraha iyo weliba xiriirka dawladda iyo Puntland iyo Somaliland iyo UNSOM. Waraysiga waxaa la yeeshay Haaruun Macruuf Hoos ka dhagayso