Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #222

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay adeegsiga saxda ah ee erayga af-Soomaaliga, oo si gaar ah uu qoraagu ugu eegayo erayga "Ceel", waxana uu sharxayaa magacyada kala duwan ee ceela iyo in aan baahi loo qabin in "Ceel-biyood" la yiraahdo, iyada oo erayga ceel ay uu filan yahay in micnihii erayga oo dhameystiran uu bixiyo.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha: #222