Barnaamijyo: Horumarka Dhulka Reer Miyiga

Waa barnaamijyo taxane ah oo afar qeybood ka kooban kuwaasoo ka hadlaya horumarka dhulka Miyiga Soomaaliya.

Barnaamijyadan waxay ka hadlayaa dhulka miyiga ee deegaannada Puntland.

Waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa weriyaha VOA Boosaaso Faaduma Yaasin Jaamac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Horumarka Dhulka Miyiga Qeybta 1aad

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Horumarka Dhulka Miyiga Qeybta 2aad

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Horumarka Dhulka Miyiga Qeybta 3aad

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Horumarka Dhulka Miyiga Qeybta 4aad