Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #219

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay gabayadii ay abwaanada Soomaalidu tiriyeen xiligii xornimo-doonka, kuwaas oo ay dadka ku guubaabin jireen.

Barnaamijka maantu waxa uu si gaar ah uga hadlayaa gabayaagii Xaaji Aadan (Afqalooc)

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha: #219