Martida iyo Xuseen Carab Ciise

Xuseen Carab

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Xuseen Carab Ciise oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isagoo horey u soo noqday wasiirka difaaca.

Xuseen Carab wuxuu madax u yahay guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna barnaamijkan uga hadlayaa xaaladda amni darro ee ka jirta Soomaaliya, gaar ahaan Mqudisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida iyo Xuseen Carab