Wadahadal u Socda Beelo Somali ah oo ku Dagaalamey Kenya

Magaalada Nairobi waxaa maalintii labaad ka socda wadahadal u dhexeeya wakiillo ka kala socda beelo ku dagaalamey degaannada Mandera iyo Wajeer ee waqooyiga bari ee Kenya.

Siyaasiyiinta, aqoonyahannada iyo odayaasha dhaqanka labada dhinac ayaa ka qeybgalaya kulankaasi oo dabajooga codsi uu Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta u jeediyey labada beelood oo ahaa inay degdeg uga heshiiyaan colaadda u dhexeysa.

Daud Aweis ayaa wadahaladaasi ka wareystey Rooble Garaad oo ah weriye madaxbanaan kuna sugan goobta shirka uu ka socdo.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadahadal u Socda Beelo Somali ah oo ku Dagaalamey Kenya