Sawirro: Koobka Adduunka ee Brazil

Koobka Adduunka ee Brazil

Garoonka Pernambuco ee Recife, Brazil.

Sawir gacmeed muujinaya ciyaaryahanka Brazil ee Ronaldinho.

Taageerayaasha xulka Argentina

Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter.

Madaxweynaha Brazil Dilma Rousseff

Ciyaaryahannada kooxda England oo tababar sameynaya.

Garoonka Mineirao ee Belo Horizonte, Brazil.

Ciyaaryahanka Cameroon  Eric-Maxim Choupo Moting

Mid ka mid ah taageerayaasha xulka Brazil 

Chile Australia

Taageertaasga xulka Mexico

Ciyaaryahanka xulka Netherland Robin van Persie oo la dabaaldegaya Arjen Robben kadib markii uu goolkii afraad ka dhaliyay xulka Spain. 

Corinthians arena, Sao Paulo, June 12, 2014.

Xafladda furitaanka Ciyaaraha