Masar: Cabdilfataax Sissi oo la Caleemo Saaray

Madaxweynaha cusub ee dalka Masar Cabdilfataax Sissi ayaa maanta loo caleemo saaray xilka cusub ee madaxweynenimo, ka dib doorashadii dhamaandkii bishii hore ka dhacay dalkaasi. Munaasabadda ayaa waxay ka dhacday Maxkamadda Sare ee Dastuurka.

Munaasabadda ayaa waxa ka soo qeyb galay madax ka socotay Bariga Dhexe iyo Afrika.

Warbixin arrintaas la xiriirta waxa inoo haya Xuseen Cismaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Caleemo-saarka Sissi