Soomaali laga Cabsi Qabo inuu Dagaalka Syria ku Biiro

Abdi M. Nur

Ehelada wiil Soomaalida Maraykanka ah ayaa sheegay in wiilkoada oo 20 jir ah uu u socdaalay dalka Turkiga, isla markaana ay ka cabsi qabana inuu kusii jeedo dalka Siiriya.

Wiilkan ayaa lagu magacaabaa Cabdi Maxmauud Nuur, waxaana uu Khamiistii ka tagay Gobolka Minnesota.

Maxamed Cabdi Sandheere ayaa la xiriiray Ifraax Maxmauud Nuur oo ay walaalo yihiin wiilkaasi, waxaan auu ugu horrayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen.


Your browser doesn’t support HTML5

Ninka Soomaaliga ah