Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #213

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay "Dulqaad yaraanta" oo dadka qaar sheegaan inay tahay arrin ay dadka Soomaalida ahi leeyihiin, waxanad ku maqli doontaaan tusaalayaal suugaanta Soomaalida ku jira.

Barnaamijka oo uu inoo diyaariyey, inoona soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka iyo Hiddaha: #213