Dhaqanka iyo Hiddaha Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #212 May 14, 2014 Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay suugaantii laga tiriyo halgankii SYL oo la aas-aasay 15kii May 1943, ururkaas oo xornimada u horseeday dalka Somalia. Barnaamijjka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Dhaqanka iyo Hiddaha: #212