Daawo Wareysiga Agaasimaha Sonyo

Your browser doesn’t support HTML5

Siciid Maxamed Axmed, Agaasimaha Fulinta ee Sonyo oo ka mid ah dhalinyaro uu Maraykanku ka soo casuumaya Africa ayaa nagu soo booqday daarta VOA ee Washington. Sahra Ciidle ayuu uga warramay barnaamijka uu u yimid iyo xaaladda Dhalinyarada Soomaalida.