Annadif: Hawlgalka Military si Fiican Ayuu u Socdaa

Maxamed Annadif

Wakiilka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia, Mohamed Saleh Annadif ayaa sheegay hawlgallada Al Shabab looga xorreynayo degaanada ay haystaan kadib loo baahan yahay in dib u xasillooni iyo dib u dhis laga sameeyo degaanadaasi.

Wakiilka ayaa wareysi uu siiyey laanta afka Faransiiska ee VOA, wuxuu ku sheegay in howlgalku military ee ka dhanka ah al-Shabab uu guuleystay, kadib markii dhul badan looga qabsaday al-Shabab.

Warbixintan waxaa ka diyaariyay wareysiga Daud Aways.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhegeyso Warbixinta Wakiilka AU