Dayuurado iyo maraakiib ka socda ilaa 8 dal ayaa ka qeyb qaadanaya howlaha gurmadka ee dayuuraddan loo sameynayo.
Haddaba Ibrahim Hassan Daandurey ayaa khadka talefoonka kula xiriiray Ahmed Cilmi Gure oo ah Milkiilaha Shabakada Hiiran On-line ahna duuliye sare ee Soomaliyeed oo ku sugan magaaalda Ottawa ee dalka Canada, wuuxna ugu horeeyn weeydiiyay bal in uu u sharaxo dhegeystayaasha khibradiisa duuliyenimo.