Amm. Islamka: Ikhwaanka iyo Kacdoonka Carabta

Barnaamijka Ammuurha Islaamka ee toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa faa'iidooyinkii iyo khasaarihii uu ururka Ikhwaanul Muslimiinka ee ka jira dalalka Carabtu ka dhaxlay kacdoonkii "Guga Carabta."

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Ammuuraha Islaamka