Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #202

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa kaalintii ay culumaddii Soomaaliyeed ee hore ka qaateen isku xirka diinta Islamka iyo Soomaalida, iyagoo adeegsanaya Afka Carabiga oo ay u turjumayeen Afka Soomaaliga.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #202