Faaqidaadda Toddobaadka Faaqidaadda: Muranka Golaha Wakiilada Somaliland Febraayo 14, 2014 Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhawaan ka dhex abuurmay xubnaha Golaha Wakiilada ee Somaliland, oo ismari-waa xoog badani uu ka jiray toddobaadyadii u dambeeyey. Barnaamijka waxa inala socodsiinaya wariyeheena Ismaaciil Xuseen Farjar oo Hargeysa inoogu soo diyaariyey. Your browser doesn’t support HTML5 Faaqidaadda: Muranka Golaha Wakiilada SL