Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Obama

Madaxweynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbadiisii sanadlaha ahayd ee State of the Union ee uu kaga hadlayey xaaladda dalka Maraykanka, isaga oo ka hadlay arrimaha dhaqaalaha, shaqo abuurka, iyo arrimaha dibadda.

Hadaba warbixin la xiriirta Khudbadaasi iyo falanqeyn ka dhageyso qeybta hoose ee qoraalkan,

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Falanqeynta iyo Nuxurka Khudbadii Obama