Kenya: Dab Weyn oo Qabsaday Xerada IFO

Dab xoog badab oo habeenkii xalay ahaa qabsaday suuqa weyn ee xarada IFO ayaa keenay khasaare laxaad leh oo dhinaca hantida ah. Ma aha markii ugu horeysay ee uu dab ka kaco xeradan, hanti badanina ku baaba’do.

Haddaba dabkii xalay iyo khasaaruhu inta uu le’eg yahay ayaan waxan ka wareystay Cabdiraxmaan Ciilmooga Axmed oo ka mid ah dadka ku nool xerada IFO ee Woqooyi-bari Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dab Qabsaday Xerada IFO