Taariikhdii Nelson Mandela

Your browser doesn’t support HTML5

Nelson Mandela ayaa geeriyooday kadib markii uu in muddo ahba xanuusanaa. Mandela wuxuu ahaa madaxweynihii u horreeyey ee madoobaa ee uu yeesho dalka Koonfur Afrika, wuxuuna astaan u ahaa halgankii lagula dagaallamay midabtakoorka.