Barnaamijka todobaadkan waxaan uga hadlaynaa Dib u celinta Qaxootiga iyo doo dhalinyarada .
Todobaadkan waxaa barnamijkeena marti inoogu ah Abdi Maxaay oo ah madaxa Haya’adda Somcare oo gargar cafimadd iyo mid bulsha iskugu jira ka fulisa wadamo kale duwan sida Somalia iyo Kenya.
Barnaamijka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5
Waa Go'aankaaga, Nov 26, 2013