Martida: Mudane Yuusuf Cabdi Cabdulle

Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellada Dhexe, Yuusuf Cabdi Cabdulle oo ka warbixinaya roobabka iyo dagaalada gobolkaas ka jira.

Barnaamijka oo dhan, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Mikrofoonka